Kulan ku Saabsan u Adkeysiga Isbedelka Cimilada Oo lagu qabtey Gaalkacyo

0
113

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Daahfurka barnaamijka u adkeysiga ee 2023-2025 ayaa si wada jir ah ay u fulineyaan qaar ka mid ah hay,addaha caalamiga ah iyo Dowladda goboleedka Puntland ayaa laga daahfurey magalada gaalkacayo ,kaasi oo noqon doona mid lagu hormarinaaya degmooyinka maamulka Puntland, waxaana barnaamijka qeyb ka ah mashaarici kala duwan sida waxbarshada ,caafimaadka degaanka, xoolaha iyo nafaqada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here