Kulan ku saabsan Siyaasadda Caafimaadka Hooyada Uurka leh Oo Lagu Qabtay Hargeysa.

0
25

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkan oo muhiimaddiisu ahayd in laga doodo sidii loo-samayn lahaa,siyaasadd guud oo heer qaran ah ,si looga hortago dhibaatadda ku dhacda hooyada xilliga dhalmada, ayaa waxaa furay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Soomaliland Dr.Maxamed Cabdi Xergeeye, waxaana ka soo qayb-galay ururada caafimaadka, Hay’adaha la shaqeeya Wasaaradda, Jaamacadaha dalka, sharciyqaano, iyo qaar ka mid ah ururada bulshadda

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here