Kulan ku saabsan Siyaasada Daadejinta Canshuuraha Oo Lagu Qabtay Kismaayo.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabisey Wasaarada Arimaha Gudaha Jubaland ayaa diirada lagu saarey sidii loo daadejin lahaa Siyaasada Canshuuraha Degmada Kismaayo qaababka loo Aruurinayo iyo Sida loo maareynayo, waxaana Kulanka ka qeyb galay qeybaha kala duwan Bulshada Maamulka Degmada iyo kan Gobolka Jubada Hoose

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here