Kulan Ku Saabsan Sidii loo ilaalin lahaa Xuquuqda Carruurta Oo Hargeysa Lagu qabtey.

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan looga hadlaayay Arimaha Xuquuqda Caruurta ayaa Sedaxdii bil mar lagu qabtaa Magaalada Hargeysa waxaana soo qaban qaabisey Dallada daneeyayaasha xuquuqda Aadanaha Soomaliland.

Kulanka ayaa inta uu socdo waxaa diirada lagu saaraa sidii loo ilaalin lahaa Xuquuqda Carrurta gaar ahaan Caruurta lagu soo tuuro wadooyinka islamarkaana aan la ogeyn cida soo tuurta sidii ay u heli lahaayeen daryeel wanaagsan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here