Kulan ku saabsan Qorshe Howleedka Haweenka Oo lagu Dahfurey Baydhabo

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ayaa lagu Daah-furtay kulan ku saabsan isku xirka Gudiyada hagida Gobolka ee Dib u eegista Horumarka iyo Waxqabadka Qorshe Howleedka deegaanka ee 1,325.

Waxaa kulanka ka qeeyb-galy Ururada Haweenka Gobolka iyo Kan Degmada Baydhabo iyo Ururo kale ee u dooda Arimaha Hawenka

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here