Kulan ku saabsan isla Xisaabtanka Maamulka iyo Bulshada Oo Kismaayo Lagu qabtey

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada kismaaya ayaa waxaa lagu qabtey Kulan Su’aalo lagu weydiinaayey maamlka degmada kismaayo ayidoo ay goob joog ka ahayeen ku xigeenada maamulka degmada agaasimaha arimaha bulshada ee dowlada hoose qaar ka mid ah gudoomiyaasha xaafadaha ee degmada dhalinyaro iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Uj eedka kulanka ayaa waxaa uga horeyn faafaahin ka bixiyey gudoomiya ku xigeenka amniga iyo siyaasada dowlada hoose ee degmada kismaayo Ahmed Farey Abdi.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here