Kulan ku Saabsan isla Xisaabtanka iyo Wada-tashiga Bulshada Oo ka dhacay Guriceel.

0
42

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankani ay soo qaban-qaabiyeen Maamulka Degmada Guriceel oo daaranaa wada-tashi bulsho iyo isla-xisaabtan ayaa waxaa goob joog ahaa Guddoomiyaha Degmada Guriceel, Aqoonyahano, Qaar ka mid ah Masuuliyiinta Maamulka Iyo Qeybaha Kala Duwan ee bulshada kaasi oo ka qabsoomay xarunta Doowladda hoose ee Degmada Guriceel.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here