Kulan ku saabsan isla xisaabtanka Bulshada iyo Maamulka Oo lagu qabtey Xudur.

0
16

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Machadka Cilmibaarista iyo Doodaha IRAD ayaa magaaladda Xuddur ee Gobolka Bakool ku qabtay meertada 5aad oo uu marti ku ahaa guddoomiyaha degmada Xuddur ahna duqa magaalada Cumar Cabdullahi Maxamuud.

Ka qeybgalayaasha oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada sida haweenka, dhallinyarada, odeyaasha, bahda waxbarashada, Caafimaadka, maamulka gobolka, dadweynaha ayaa su’aallo muhiim ah oo furan weydiiyay Guddoomiyaha degmada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here