Bahda Waxbarshada KG Oo Lagala tashanaya Hirgelinta Manhajka Qaranka.

0
32

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda KG ayaa Magaalada Baydhabo ku Daah-furtay Kulan Howleed ku saabsan Hirgelinta Manhajka Qaranka, kaasi oo Soconaya Mudo 4 maalmood ah.

Waxaa Tababarka loo qabtay Waaxda Imtixaanaadka, Manhajka, iyo Tayo dhowrka oo Qiimayn iyo kor joogtayn ku leh Waxbarashada ubadka Soomaaliyeed, gaar aahaan deegaanada KG.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here