Nootaayooyinka Baydhabo Oo Lagala hadlay Bixinta Canshuurta Iibka.

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudiga Arrimaha Dhulka Maagaaloyinka KG, ayaa kulan ku saabsanaa wada shaqeynta Gudiga dhulalka iyo Nootaayooyinka Degmada ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.

Kulanka oo uu Gudoominayay Gudoomiyaha Gudiga ahna Wasiirka Wasarada Howlaha Guud iyo Guryeynta KG ayaa waxaana Goob joog ka ahaa Xubnaha Gudiga iyo Xubno ka socday Nootayoyinka ka Howlgala Maagalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here