Kulan Khilaaf Xalin ah Oo lala yeeshay Odeyaasha Gobolka Bakool.

0
22

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo odayaaaha dhaqanka ee degmada xudur ay la qaateen wasiirada wasaradaha aminga iyo cadalada ee dowlada koonfur galbeed ee dhowantaan ku sugaan degmada ayaa waxaa uu ujedkiisu ahaa sidii Xal looga gaari lahaa shaqaaqooyinkii dhowaan ka dhacey degmada.

Waxaana inta uu socodey kulanka la isku af gartey in dhamaan dadkii ka danbeyey shaqaqadii degmada ka dhacdey lagu wareejin doona maxakamada si loo marsiiya cadaalada

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here