Kulan Diimeed Lagu Wacyigalinayo Haweenka Oo ka dhacay Baydhabo.

0
30

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mu’asasada Al- ISLAAX ee Dacawada iyo Horumarinta ayaa Magaalada Baydhabo ku qabatey kulan Wacyigelin Arimo Diimeed ah kaas oo loogu Talagalay Haweenka

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Boqolaal Dadweyne oo isugu Jira Rag, Haween iyo Culmaa’udiin, Waxaana kulankan haweenka wax loogu sheegay Hijaabka iyadoo Guud ahaanba ka qeyb-galayaasha lagu wacyigeliyay ku dhaqanka Diinteena Suuban.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here