Kulan dib u heshiisin ah oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

0
137

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Jowhar aya lagu qabtay kulankan oo mid gogol nabadeed loogu fidiyay labo bee loo walaalo ah kuwaasi oo dirir ku dhexmartay deegaano ka tirsan gobolka shabeelaha dhaxe

Gogoshan nabadeeed ayaa waxaa dhigay maamulka Degmada iyo kan Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaana goobjoog ahaa wasiiro iyo xildihibaano katirsan baarlamaanka Hirshabeele iyo masuuliyiinta maamulka heer gobol iyo degmo ee shabeelaha dhaxe.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Matehy Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here