Kulan dib u Eegis Lagu Sameynayo Siyaasada Haweenka Oo Baydhabo lagu qabtey.

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulaankan oo ay soo qabanqaabisay Wasaarada Haweenka iyo Xaququl Insaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa looga hadlayay  Dib u eegista Lagu Sameynayo Sharciyadda Gaar ahaan kuwa la xiriira ka qayb galka Haweenka Siyaasada, Hannaanka Doorashooyinka, Aqoon is weydaarsiyada, Horumarinta iyo Nabadda, wuxu socon doona Laba maalmood,waxaana lagu casumay Ururada Bulshada Sida Haweenka, Maamulka Degmada, Gobolka iyo Dhalinyarada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here