Kulan ciyaareed u dhaxeeya Fasalada Iskuulka Al-Ceyn Ee Baydhabo oo dhawaan bilaawan doona

0
177

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iskuulka Hoose,dhaxe sare Al-Ceyn ee Magaalada Baydhabo, ayaa dhawaan waxaa ka bilaawan doonaan kulan ciyaareedkii loo qaban jiray adeyda dhigata iskuulka ee fasalada kala duwan, kaasi oo ah kulan ciyaareed lagu dhiira-galinaayo ardayda dhigata iskuulka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here