Kulan ciyaareed Loogu magac daray is dhaxgalka Bulshada Oo ka dhacay Kismaayo.

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Garoonka kubadda Cagta waamo ee magaalada kismaayo ayaa lagu qabtey kulan Ciyaareed u dhaxeeyey Ciyaartoyda degmada kismaayo iyo Ciyaartoyda degmada Badhaadhe Ee dowlad Goboleedka juballand Taasi oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada Ciyaaraha iyo dhalinyarad dowlada goboleedka Jubaldand iyo Ururka Kubada Cagtada juballand.

Warkung Waliba nig haate Mariing Mallyng Abshir