Kulan Ciyaareed lagu xoojinayo Isdhexgalka Bulshada Gobolka Shabeellaha Hoose oo lagu qabtay Marka.

0
21

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Si loo xoojiyo is dhaxgalka bulshada nabada iyo isku xirka dhalinyarada ayaa waxaa degmada marka ee xarunta gobolka shabelaaha hoose lagu qabtey kulan ciyaareed u dhaxey kooxo kala meteleyaayey degmada qoryooley iyo degmada marka oona marti gelisey degmada marka.

Kulanka ayaa waxaa soo agaasimey xirirka kubada akta ee labada degmo waxaana kooxax ay soo bandhigeen ciyaar xiiso badan oo soo jiidatey daawadiyaasha ayidoona daawashada ciyaarta ay qeyb ka ahayeen masuulinta maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here