Kulan Ciyaareed Lagu soo Dhaweynaayey xidig ka Tirsan Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Baydhabo lagu qabtey.

0
302

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlad goboleedka koonfur galbeed iyo ciyaartoyda Degmada Baydhabo ayaa kulan ciyareed oo soo dhaweyn ah Magaalada ugu qabteed Xasan Maxamed Aadan “ Xasan Saantoos” oo ka tirsan xulka qaranka soomaaliya iyo kooxda MMC.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here