Kulan Ciyaareed Lagu dhiiri-galinaayey isdhex-galka ah Ardeyda Iskuulada Oo ka Furmey Baraawe

0
38

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka dhalinyarada KG oo gacan ka helaya Mashruuca Bar am Baro ayaa Ardeyda wax ka barata iskuulada Dowlada ee Magaalada Baraawe loo qabtay kulan ciyaareed socon doona muddo Sedax maalin ah, kaas oo looga talagay in la xoojiyo isdhax-galka iyo Xiriirka Ardeyda, waxaana Barnaamijka Taabo geliyay USIAD.

Kulan Ciyaareedka ayaa waxaa si wada jir ah uga soo qeyb galay xoghayaha Ururka dhalinyarada KGS, isku duwaha Wasaarada Waxabarashada KG Degamada Baraawe iyo Xiriirka Kubada Cagta Degmada.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here