kulan Aqoon Isweydaarsi ah Oo loo qabtey shaqaalaha Dowlada Hoose ee Degmada Kismaayo.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda arrimaha gudaha fadaraalka iyo dib u heshiisiinta Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo kulan aqoon isweydaarsi ah ugu qabatay Shaqaalaha Dowlada hoose gaar ahaan hawl-wadeenada waaxda shatiyada degmada Kismaayo.

Kulankaan aqoon isweydaarsi ah ayaa ku saabsanaa Sida hawl-wadeenada waaxda shatiyada degmada Kismaayo ula Dhaqmi lahaayeen Bulshada ay u shaqeeyaan gaar ahaan ganacsatada xiliyada ay ka soo uruurinayaan shatiyada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here