kulanka U Qareemida ka qayb galka Haweenka Arrimaha Bulshada oo Boosaaso lagu qabtay

0
120

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ayaa waxaa soo agaasintey Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Puntland kulanka ayaa inta uu socdo loogu hadli doonaa sidii loogu qareemi lahaa Haweenka,waxaana Kulanka ka qeyb galay Odoyaasha dhaqanka Haweenka kala duwan waxgarad iyo madax ka socotey Hey’adaha ka shaqeeya Arimaha Horumarinta Haweenka.

Shamis Mahad Bulxan oo ka socotey Haweenka iyo Xuquuqulka Insaanka Puntland gaar ahaan Gobolka Bari ayaa waxay ka hadashay hadafka ugu weyn ee laga leeyahay Kulanka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here