Kulamo Loogu hadlaayey Adkeynta Amniga Oo lagu soo gabagabeeyey Guriceel.

0
13

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Guriceel oo ay ugu horreeyaan Guddoomiyaha Degmada Guriceel Farah Abdi Mo’allim,Xog-hayaha Doowladda hoose Bashiir Maxammad Salaad iyo talisyada Police ka, Nabad sugidda, Millitary-ga iyo guddoonka Maxkamadda degmada ayaa labadii maalin ee la soo dhaafay Shir wada-tashi ah la yeelaneyey Dhallinyarada iyo haweenka Degmada iyo odoyaalka dhaqaanka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here