Kulamo isboortis oo loogu magac darey Sama-wade Cup Oo lagu qabtay Xaafadda Wadajir ee Baydhabo.

0
201

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Cabdiladhiif Maxamed Cabdi gudoomiyaha dhalinyarada Xaafadda Wadajir ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa sharxaad ka bixiyey kulamo ciyaareed loo qabtey dhalinyarada ciyaartooyda ah ee ku sugan Xaafaddaasi.

Koobkaan ayaa waxaa loogu magac darey Sama-wade Cup, wuxuuna gudoomiyaha ku sheegey in muhiimadda laga leeyahay uu yahay sidii dhalinyarada Xaafadda Wadajir ay u sameyn lahayeen is dhaxgal bulsho iyo sidii lagu horumarin lahaa isboortiska Xaafadda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here