kulammadii xalay laga ciyaaray Champions League

0
268

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa la ciyaaray ciyaaro aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada afaraad wareega Group-yada tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan 2020/21.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan natiijooyinka kulammadii Xalay laga ciyaaray Koobka Horyaallada Yurub ee Champions League:-

GROUP A

Atletico Madrid 0 – 0 Lokomotiv Moscow

Bayern Munich 3 – 1 Salzburg

GROUP B

Borussia Moenchengladbach 4 – 0 Shakhtar Donetsk

Inter 0 – 2 Real Madrid

GROUP C

Olympiacos 0 – 1 Manchester City

Marseille 0 – 2 FC Porto

GROUP D

Ajax 3 – 1 FC Midtjylland

Liverpool 0 – 2 Atalanta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here