Kulammada Caawa laga ciyaarayo horyaallada waa weyn ee Premier League iyo Serie A

0
281

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa Caawa kulamo kala duwan ka dhici doona qaarada Yurub, gaar ahaan horyaallada Serie A iyo Premier League.

Kulanka ugu wayn ayaa waxaa fooda isku dari doona caawa kooxaha Juventus iyo Lazio, iyadoo kulankan uu qeyb ka yahay horyaalka Serie A-da Talyaaniga.

Kulamada kala duwan ee caawa laga ciyaari doono Premier League iyo Serie A & saacadaha ay soo galayaan halkaan hoose ka eeg:-

ENGLAND – PREMIER LEAGUE

8:00 Habeennimo Brighton & Hove Albion vs Newcastle United

8:00 Habeennimo Sheffield United vs Everton

10:15 Habeennimo Wolverhampton Wanderers vs Crystal Palace

ITALY – SERIE A

10:15 Habeennimo Juventus vs Lazio

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here