Ku dhowaad 30-Ardey oo Baratey Xifdinta Quráanka Kariimka Oo Xaflad Shahaado lagu gudoonsiinaayay Loogu qabtay Magaalada Baydhabo

0
275

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ku dhowaad 30-Ardey oo isugu jiray Wiilal iyo Gabdho oo bartay Xifdinta Quráanka Kariimka ayaa xaflad lagu gudoonsiinaayay shahaado loogu qabtay Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay, Munaasabada oo ay ka soo qeyb galeen Maamulka Madarasada, waaladiin, qaar ka mid ah culimada magaalada ayaa ahaayeen kuwa wejiyadooda ka muuqatay farxad.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here