Ku dhawaad Sedex Boqol oo Qoys danyar ah ee Ku nool Degmada Bardaale Oo Deeq Raashin ah La gaarsiiyey

0
156

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhawaad 266 qoys oo Dan yar ah ayaa deeq gargaar raashiin ah noocyadiisa kala duwan oo isugu jirey Bur,Bariis Baasto Saliid, ayaa loo qaybiyay qoysas Barakacayaal danyar ah,dadkan deeqdan la gaarsiiyey waxaa qeyb ka ahaaa dadka qaba baahiyaha gaarka ah kuwaasi oo qabay daruufo kala duwan.

Deeqda Raashinka ayaa Degmada Bardaale soo gaarsisay Wasaarada Gargaarka Maaraynta iyo musiiboyinka Dowlada Soomaaliya.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here