Ku dhawaad Laba Kun Qoys Oo Deeq Raashiin ah Loogu Qeybiyey Baydhabo.

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdan Raashin oo loogu talagaley 6,000 oo qoys oo danyer ah oo ku Nool Deegaanada KG kuwaas oo saameeyey Roobaabkii dhawaan da,ay qeybtii ugu horeysey ayaana Lagu dahfurey Magaalada Baydhabo oo gaareysa ku dhawaad laba kun oo qoys waxaana Maalgelineya Hay’adda Xaruunta Gargaarka iyo Bani’addanimada Boqor Salmaan, Iyadoo ay Fulineysa Hay’adda Wadaniga ah ee Tadaamo oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka KG.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here