Ku dhawaad 90 Arday Oo ka Qalin jabisay Jaamacada Plasma Faraceeda Magaalada Baydhabo.

0
249

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Masuuliyiin ka tirsan Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, xildhibaanada cusub ee federaalka dhaawaan la doortay, maamuliyaasha jaamacadaha, iskuulada iyo marti sharaf kale oo u badnaa waaladiinta ardeyda qalan-jabineysay ayaa goob joog ka ahaa munaasabada qalan-jabinta aheyd ee loo sameeyay ardeyda jaamacada Plasma faraceeda Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here