Ku dhawaad 800 boqol Arday Baratay Xirfadaha Farsamada gacanta oo Xaflad loogu qabtay Garoowe

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaflada Qalin jabinta ah oo loo sameeyey 788 Arday oo dhameysay Xirfadaha Farsamada Gacanta sida Cunta Karinta,Dhar Toliista,cilaan saarka iyo kuwa kale ayaa waxaa lagu qabtay Maagaalada Garoowe, waxaana soo qaban qaabisay Hay’adda Save the Children, waxaana ka qayb galay wasiiro ka tirsan Maamulka Puntland.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here