Ku dhawaad 500 Qoys Oo Raashiin Loogu Qeybiyey Gobalka Sh.Hoose.

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hay,adda Caalamiga ah ee SIDRA oo kaa shaneysa Dowlada Cimaaraadka carabta ayaa waxaa ay deeq raashiin ah Gudoonsiisey Qoysas danyer ah oo ka soo barakacay Colaad iyo Abaar ka dhacdey Gobolka shabeelada Hoose

Qoysaskaan oo gaarayey 500 oo qoys ayaa waxaa ay u mahadceliyeen hay,ada SIDRA iyo Dowlada Cimaaraadka Carabta.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here