Ku dhawaad 500 Arday Oo Maanta U fariistay Imtixaanka Deeq Waxbarasho ay Ku Helayaan Dalka Turkiga

0
395

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ku dhawaad 500 oo arday ayaa u fariistay maanta Imtixaanka Kunibyos Ee waxabarashada dalka turkiga oo ay qaadeysa xaruunta dhexe waxabarashada dibada oo lagu qabaneyo magaalooyinka Hargeyso iyo Mugdisho, Ardeydan ayaa ka kala yimid gobalada dalka iyo gobalka Banaadir waxay u bixi doonaan waxabarashada sare Ee dalka turkiga.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

        

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here