ku dhawaad 30 Qoys oo danyar ah Oo Magalada Baydhabo looga qaybiyey deeq Raashiin ah oo loo gu talagaley in ay ku afuraaan.

0
298

Bisha Barakeysan Ee Ramadaan dadka muxsiniinta waxa ay jecel yihiin in ay la baxaan sadaqada la gaarsiiyo dadka danyarta ah oo aysan awoodin in ay iska bixi yaan afurka, waxaana deegaanada koonfur galbeed ku nool kumunaan danyar ah oo noloshooda aad u liidata.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here