Baydhabo(Radio Arlaadi)- Caawimaadyada Danyarta Gaar ahaan kuwa aan xubnahooda dhameystirneyn oo gaaraya 250 qof ayaa nasiib u helay in la siiyo Bariis,Bur,Sokor iyo timir, Dadkaan ka socday kamamka iyo kuwu ku nol xafadaha baydhabo ayaa deeqdaan uga timid turki waxaana masul ka ahaa bixinteeda xillibaan Shariif Saalax.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar