Ku dhawaad 20 gabdhood suxufiyiin ah oo Degmada Baydhabo loogu qabtay tababar xirfadooda Kor loogu qaadayo

0
382

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tababarkani oo xirfadooda kor looga qaadayay Ku dhowaad 20tan gabdhood oo suxufiyiin ah ayaa  Degmada baydhabo ee xarunta gobolka baay looga qabtey, waxaana furitaanka tababarkaan ka soo qeyb galey qaar ka mid ah masuuliyiinta maamulka koonfur galbeed soomliya oo uga horeeyay wasiirka wasarada warfaafinta iyo wacyigelinta bulshada iyo marti sharaf kale.

Uga horeyntii ayaa goobta ka hadlay gudoomiyaha ururka isutaga suxufiyiiinta soomaliyeed ee Fesoj mudane abaadir Abduqaadir Cilmi.

Dhanka kale ayaa waxaa furitaanka ka hadleen gudoomiyaasha haweenka gobol iyo degmo ayagoo haweenka ku dhiira geliyay in sara u qadaan xirfadooda shaqo.

Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here