Ku dhawaad 100 Arday Bartay Xirfado kala duwan oo Xaflad Qalin Jabin ah Loogu Qabtay Muqdisho.

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dufcadii Labaad tiro ahaan gaaraysa 100 Arday ayaa ka aflaxday Xaliye Academy kuwaas oo bartay Xirfadaha kala duwan iskuulka xaliye laga barto.

Munaasabadan oo ka qalin jabiyay Aradaydan ayaa lagu qabtay magalada Muqudisho islamarkaana ay ka qeyb galayeen waalidiin , maamulka iskuulka xaliye, macalimiin , Xubnaha ka Socoday jaamacadaha , iyo Masuuliyiin iyo Marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here