Koxdii ku guuleysatay Horyaalka Heerka labaad ee kubada cagta Jubbaland oo La gudoonsiiyay Abaalmarin.

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay islaamrkana abaalmarino kala duwan lagu gudoonsiinayay kooxdii ku guuleysatay horyaalka heerka labaad ee kubada cagta ee maamulkan Jubaland ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here