Kooxdii ku guuleystey Koobka Wacyigelinta Talaalka Degmada Xudur Oo la Abaal mariyey

0
34

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan lagu abaal marinaayey Kooxihii ku guuleysatey Koobka kubada cagata loogu magac darey Wacyigelinta Tallaalka Caruurta oo dhowaan ku soo gabagaboobay Garoonka Dr Waaberi, koobkaas oo ay ku guuleysatay Kooxda Fc-Al Ahli,waxaana ka soo qeyb galay bahda Ciyaaraha Maamulka iyo qeybaha kale ee Bulshada

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here