Kooxaha Kulamada Ugu Badan Shabaqooda Ilaashada Premier League.

0
350

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kooxda Arsenal ayaa shabaqeeda ilaashatay 20-kii kulan ee ugu dambeeyay tartamada oo dhan Premier league tartamada oo dhan iyaga oo la mid ah kooxda Liverpool.

Arsenal ayaa shabaqeeda ilaashatay 10 kulan waxana laga dhaliyay 18 gool 20-kii kulan ee ugu dambeeay halka ay kooxda Liverpool shabaqeeda ilaashatay 10 kulan lagana dhaliyay 16 gool.

Waxa kaalinta 3-aad ku jirta kooxda ku cusub horyaalka ee Brentford kuwaas oo la mid ah kooxaha Brighton iyo chelsea isla markaas shabaqooda ilaashaday min 9 kulan.

Man City ayaa ku sii xigta iyaga oo shabaqooda ilaashaday 8 kulan iyaga oo la mid ah kooxda West Ham kuwaas oo shabaqooda ilaashaday min 8 kulan tartamada oo dhan.

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here