Kooxaha Ciyaaraha Ka dhisan Degmada Xudur Oo Lagu Wareejiyey qalab Ciyaareed dhameystiran

0
139

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka dhalinyarada & ciyaaraha KG Suleymaan Shuceyb Cali iyo Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa Magaalada Cumar Cabdulaahi Maxamuud iyo ayaa ka qeybgaley Munnaasabad qalab Xafiiseed, iyo qalab Ciyaareed dhameystiran lagu wareejinaayey Kooxaha ciyaaraha ee ka dhisan xaafadaha magaalada Xudur iyo Xafiiska ururka dhalinyarada Degmada Xudur.

Gudoomiye Cumar Cabdulaahi iyo Wasiir Salmaan ayaa u mahadceliyay Hay’adda TIS-3 oo qalabkaan soo gaarsiiyey Dhalinyarada, waxaana sidoo kale ay u balan qaadeen in dib u dhis lagu sameeyn doono garoonka kubadda Cagta, dhalinyaraduna looga baahanyahey inay ka qeyb-qaataan horumarinta Dowladnimada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Matehy nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here