Kooxaha Ciyaaraha Degmada Diinsoor Oo Agab Sports iyo Abaalmarino La gudoonsiiyey

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadaan ka dhacadey degmada diinsoor ee gobolka bay ayaa aheyd mid lagu abaal marainaayey kooxdii ku guuleystey tartanka kubada cagta degmadaasi iyo mid kooxaxa lagu gudoonsiinaayey Agab isboortis oo kala duwan, Waxaana munaasabada ka soo qeyb galey maamulka degmada diinsoor ,ururada dhalinyarada degmada, ururada haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here