Koox ka shaqeyneysa Xogta Goobaha Ganacsiga Garoowe Oo Tababar loo soo xirey

0
16

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Garoowe ayaa waxaa Tababar laagu soo xirey koox ka shaqayn doonta Xogta Guryaha iyo Goobaha kala duwan ee Ganacsiga si loogu daro Nidaamka Dakhliga Dowladda Hoose.

Agaasimaha Waaxda Dhakhliga Dowladda hoose ee Degmada Garoowe Ahmed Xasan Aw Muuse ( Mici) ayaa ka warbixiyay Tababarka ay qaateen kooxdan oo ay ku shaqayn doonaan

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here