Koox dhalinyaro ah Oo Loo Tababaray Dab damiska Garoonka diyaaradaha Baydhabo.

0
89

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Koonfur Galbed Soomaaliya ayaa Tababar mudo socdey u soo xirtey ku dhawaad Toban qof oo dhalinyaro kuwaas oo loo tababaraayey dabdamiska ka shaqeeya Gudaha Garoonka iyo gudaha Magaalada Baydhabo

mid ka mid ah Dhalinyarada Tababarka loo soo xirey ayaa ka hadley mudadii Tababarka socdey iyo sida ay uga faaideysteen tababarka waxaa uuna sheegey in ay ka shaqeyn doonaan dhamaan howlihii loo soo tababarey

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here