koobka loogu magac darey is dhaxgalka bulshada ee ka socda Degmada Buur-Hakaba Oo Sideed Kooxood is kugu soo hartey

0
257

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Koobka is dhaxgalka bulshada ee ka socoda Degmada Buur-Hakaba ee gobolka baay oo ka qeyb qadanaya 12 kooxood oo kala ah heerka koowaad iyo heerka labaad ayaa gaarey qeybtiisa sideed dhamaadka ah taasi oo ay iskugu soo hareen kuwa ugu taageerada iyo ugu xiisaha badan ee Degmada Buur-Hakaba taasi oona ka dhigeysaa in uu sii lahaado xiso aad u weyn.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here