Koobka isdhex-galka dhalinyarada bisha barakeysan ee Ramadaan oo Ka Socda Xaafada Wadajir ee Baydhabo.

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaafada Wadajir ee Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay ayaa lagu daahfuray koobka isdhex-galka dhalinyarada bisha barakeysan ee Ramadaan kaas oo loogu magac daray Wadajir Ramadaan cup.

Tartankan kubadda Cagta ah ayaa loo qabtay toban kooxood oo ka kala socda xaafada Wadajir ee Magaalada Baydhabo iyagoona loo qeybiyay laba guruub, Waxaana tartankan soo qaban qaabiyey Gudiga dhalinyarada Xaafada Wadajir.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here