Koobka isdhaxgalka Bulshada Oo ka furmey Degmada Buur-Hakaba Ee Gobalka Baay

0
243

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Degmada Buur-hakaba ee gobolka baay ayaa waxaa ka bilowdey koob loogu magic darey Isdhaxgalka bulshada kaasi oo ay ka qeyb qaadan donaan tobon iyo labo kooxood oo ka dhisan Degmada Buur-hakaba iyadoo iskugu jiraan heerka koowaad iyo heerka labaad.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here