Koobka Horumarinta Ciyaaraha Xudur Oo dhawaan lagu wado in uu Bilowdo

0
47

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Xudur xarunta gobolka Bakool waxay ka mid tahay degmooyinka ka jiraan horumarada isboortis iyadoona lagu ciyaaro qeybo kamid ah isboortiska madaama ay ku sugan yihiin dhalinyaro mar weliba u taagan sidii ay ku horumarin lahayeen isbortiska degmadooda.

Maalmo ka hor Xiriirka kubadda cagta koonfur galbeed soomaaliya ayaa wuxuu balan qaad u sameeyay xiriirka kubadda cagta degmada Xudur inuu dhowaan Magalaada ka furmi doono koobka hormarinta ciyaartoyda koonfur galbeed gaan ahaan degmada Xudur.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here