Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tartankan loogu magac daray is dhexgalka bulshada ayaa ka socda xaafada Holwadaag ee magaalada baydhabo, waxaan soo qaban qaabiyeen ururka dhalinyarada, Tababarka ayaa ujeedkiisa ahaa Sidii dhalinyarada xaafada looga joojin lahaa isticmaalka waxyaalaha maanka dooriya iyo inay sameeyaan wax aan u fiicnayn noloshooda sida uu sheegay Mahad Ibraahim Aadan oo ah Guddoomiyaha Ururka Dhallinyarada Holwadaag.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar