Koob Loogu Magac darey Nabadda Oo Baydhabo Lagu soo gabagabeeyey.

0
60

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulan ciyaareedkaan oo looga magacadarey isdhaxgalka dhalinyarada 10ka xaafadooda ee magalada baydhabo ayaa ahaa mid uu socodey in mudo ah kaasi oo ay ku tartamaayeen guud ahaanba kooxoyinka ka jira xaafadaha magalada baydhabo kaasi oo la soo geba gebeeyey, waxaana ay guusha raacadey tartanka inta uu socdey kooxda xaafada isha ee magalada baydhabo.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng AbshirÂ