Khasaaraha ka dhashay dabkii ka kacay suuqa magaalada Jawiil Oo la shaaciyay.

0
52

Baydhowy (Raathiyow Arlaadi) In ka badan 150 kun oo dollar ayaa lagu qiyaasay khasaaraha ka dhashay dabkii dhawaan burburiyay goobo ganacsi oo ku yaallay magaalada Jawiil ee gobolka Hiiraan.

Goobahan ganacsi ee dabka uu baabiyay ayaa iskugu jiray kaalmo shidaal, baqaaro, maqaayado iyo guryo oo intooda badan ay lahayeen dad danyar ah oo nolol maalmeedka qoysaskooda ka mareyn jiray ganacsigan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here